Haji Warsame Academy - House of Wisdom

By Haji Warsame

Listen to a podcast, please open Podcast Republic app. Available on Google Play Store and Apple App Store.

Image by Haji Warsame

Category: Philosophy

Open in Apple Podcasts


Open RSS feed


Open Website


Rate for this podcast

Subscribers: 0
Reviews: 0
Episodes: 467

Description

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.

Episode Date
Shir naagood oo shan dhaafey waa shar
May 22, 2020
Shir looma wada uunsiyo
May 22, 2020
Shinbiri laba geed ma wada gurato
May 22, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 22, 2020
Shiikh markiis yimaado, shariifku shubaakaduu ka baxaa
May 22, 2020
Shan shitto ma maceysaa
May 22, 2020
Seedi waa beer
May 22, 2020
Samraa samma hela
May 22, 2020
Sagaaro mindhaa ima barato
May 22, 2020
Sagaaro intey tub joogtey bey tub kale dayataa
May 22, 2020
Safar waa si wada yeel
May 22, 2020
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa
May 21, 2020
Runi rag kama nixiso
May 21, 2020
Run iyo ilkoba waa la cadeeyaa
May 21, 2020
Roob magaalo ku hoorey ramaas soo bixin maayee laamiguu ku raftaa
May 21, 2020
Ri waalan ridaada laguma xirto
May 21, 2020
Reerka meelan loo husan looma haatiyo
May 21, 2020
Reer ba'ow yaa ku leh
May 21, 2020
Rag waxuu kugu bartuu kugu dilaa
May 21, 2020
Rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa la ciyaare
May 21, 2020
Rag waxaa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul
May 21, 2020
Rag walaalow waxuu ku dhaamo la waa
May 21, 2020
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri
May 21, 2020
Rag waa arinkeen iyo aqbalkeen
May 21, 2020
Rag qawl baa xira dumarna meher
May 21, 2020
Rag la'aani waxba Kuma yeeshee rag xumaa ku disha
May 21, 2020
Rag hunguri buu isku raacaa
May 21, 2020
Raad arrooryo dib looma raaco
May 21, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 21, 2020
Quud aan jirin qoryo u guro
May 20, 2020
Qunyar socde qodaxi ma mudo
May 20, 2020
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga
May 20, 2020
Qosol hiil leh
May 20, 2020
Qosol badani qoonsimaad noqey
May 20, 2020
Qof waliba waxuu dhigtuu dheeftaa
May 20, 2020
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto
May 20, 2020
Qof aan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto
May 20, 2020
Qeybshe qad ama qaadey
May 20, 2020
Qawl nin weyn ka dhacay waa qolof geed ka dhacay
May 20, 2020
Qalbigu laba ruux ma wada qaado
May 20, 2020
Ood qaadis Iyo jiidis waa Isla guri geyn
May 20, 2020
Ood is qabsatey maroodina wey qarisaa
May 20, 2020
Nin meeli u cadahay meeli ka madow
May 19, 2020
Ninkii uurka daba Illaah baa arka, ninkii Isha dabana aadanaa arka
May 19, 2020
Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara
May 19, 2020
Ninkii talin jirey hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada
May 19, 2020
Ninkii dhagar qaba dhulkaa u dhaqdhaqaaqa
May 19, 2020
Ninkii belaayadaada raba bowdkaagu qori ka jabsadaa
May 19, 2020
Ninkaad Ari weydiisaneyso geel weydii
May 19, 2020
Ninkii aragiisu ku deeqo ayaa oontiisuna ku deeqdaa
May 18, 2020
Ninka aan hadalka sugin warrankana ma sugo
May 18, 2020
Nasasho wacan and thanks for sharing
May 18, 2020
Ninba curadkiisa ceel gee
May 18, 2020
Nina dabeecadiisa lama doorin karo
May 18, 2020
Nin xil qaad eed qaad
May 18, 2020
Nin weyni waa qorax casar joogta
May 18, 2020
Nin weyn tag lama yiraahdee waxuu ku tagaa la tusiyaa
May 18, 2020
Nin war kuu keeney,war kaa qaad
May 18, 2020
Nin waliba waxa uu yahay ayuu ku moodaa
May 18, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 18, 2020
Nin waalan tolkii baa u miyir qaba
May 18, 2020
Nin qurux badan naagtaada uga yaab nin fool xuna naftaada uga yaab
May 18, 2020
Nin tuur lihi sida uu u seexdo isagaa kaa yaqaan
May 18, 2020
Ninkii soo joog laga waayo Soo jiifaa laga helaa
May 17, 2020
Nin sigtey ma noola
May 17, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 17, 2020
Nin rag ah looma duur xulo
May 17, 2020
Nin qoyani biyo Iskama dhowro
May 17, 2020
Nin ooman biyaha hoo baa deeqa
May 17, 2020
Nin mar waashey waalida loogama sheekeeyo
May 17, 2020
Nin maalin ma gaartid, Nina sanad ma gaartid, Nina weligaaba ma gaartid
May 17, 2020
Nin lagu seexdow ha seexan
May 17, 2020
Nin ku necebi xantaa og, nin ku jeclina xogtaa og
May 16, 2020
Nin kuu digey kuma dilin
May 16, 2020
Nin ku arkaaya looma saro kaco
May 16, 2020
Nin kaligii tashadey waa nin orgi rartey
May 16, 2020
Nin kaa weyn waxba looma sheego, nin kaa dheerna
May 16, 2020
Nin jiifa lama legdo
May 16, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 16, 2020
Nin iyo qabkiis
May 16, 2020
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha
May 16, 2020
Nin is faanshey waa ri is nuugtey
May 16, 2020
Nin Ilko waa weyn hadduu dhinto in uu qoslaayaa la moodaa
May 16, 2020
Nin gu kaa weyn garaad kaa weyn
May 16, 2020
Nin faruurani ma fooriyo
May 16, 2020
Nin faas wata xaabo ma waayo
May 16, 2020
Nin durbaan tuntey ilaaq dalbey
May 16, 2020
Nin dhintey kabahiisaa dhaama
May 16, 2020
Nin daad qaadey xumbo cuskey
May 15, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 15, 2020
Nin casarkii isa sheegey, cishihii ceeb ma qabato
May 15, 2020
Nin buka boqol u talisey
May 15, 2020
Nin aanad maalin ku baran aanad Kuma baratid
May 15, 2020
Nin aan waxgarad aheyn haanta godaankeedaa wax loo saaraa, nin waxgarad ahna daaqsin geel
May 15, 2020
Nimaan waxa jooga garan waxa soo socda ma garto
May 15, 2020
Nimaan shaqeysan shaah waa ka xaaraan
May 15, 2020
Nimaan qeybin jirin haduu qeybiyo nimaan qadi jirin baa qada
May 15, 2020
Nimaan naxariisan looma naxariisto
May 15, 2020
Nimaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin
May 15, 2020
Nimaan hadlin habartiina wax ma siiso
May 14, 2020
Nimaan dhul marin dhaayo malaha
May 14, 2020
Nimaan balan laheyn waa nimaan diin laheyn
May 14, 2020
Nasasho wacan and thanks for sharing
May 14, 2020
Nimaad kabo katolaneyso kabahiisaa la eegaa
May 14, 2020
Nimaad fadhiga kaga adah tahay looma saro kaco
May 14, 2020
Nimaad dhashey kuma dhalin
May 14, 2020
Su'aal saaxiibayaal?
May 14, 2020
Naxariis Eebe lagama quusto
May 14, 2020
Naftu waxey ogtahay ilaashataa
May 14, 2020
Naftu orod bey kugu aamintaa
May 14, 2020
Nafsigu ma haro
May 14, 2020
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh
May 14, 2020
Naaso kor u jeedaa ninkii arkaa , kuwo hoos u jeedo ma arko
May 13, 2020
Nafeey, nin ku doona ku waa
May 13, 2020
Nabad la'aani waa nolol la'aan
May 13, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 13, 2020
Naar si fiican baa loo galaa haddii kale banaankaa laga joogaa
May 13, 2020
Naago waa u samir ama ka samir
May 13, 2020
Naago waa belo loo baahan yahay
May 13, 2020
Naago nimaan madaxooda maja u rogin nin ma moodaan
May 13, 2020
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin
May 13, 2020
Naagi ninkey legado kama kacdo
May 13, 2020
Naagi kun nin wey la sheekeysataa kawna wey ka guursataa
May 13, 2020
Naagaha iyo caruurtaba sasabbaa lagu wadaa
May 13, 2020
Naag,Naag ka umulisey iyo nin reer u weyni, midna sidey wax u ogyihiin uma sheegaan
May 13, 2020
Nasasho wacan and thanks for sharing
May 13, 2020
Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa lagaa hayaa
May 12, 2020
Ma nimaan wax aqoon baad wax la qeybsataa, mise baddaasaad dhurtaa
May 12, 2020
Ma sugto meher ma leh
May 12, 2020
Ma taagtaa baad guurtaa, mise taako taako
May 12, 2020
Ma waxaad yeeshaa, wax naftaada u fiican oo wiilkaaga u xun, mise wax naftaada u xun oo wiilkaaga u
May 12, 2020
Ma xasuuste isma xabaalo
May 12, 2020
Maalintii intey ishaadu gaadhaa la hadlaa,habeenkiina inta gacantaadu gaadho
May 12, 2020
Maalintii odey odey baa loo shiraa, habeenkiina habar habar
May 12, 2020
Maba lulatee maxey leeftaa
May 12, 2020
Macal cune muuqan doonee
May 12, 2020
Madax aanad laheyn miyirkiisa leysma saaro.
May 12, 2020
Madax meel ka sareysa oo la taabtaa ma jirto
May 12, 2020
Magaalo qeyrkaana u cey adiguna ha deynin
May 12, 2020
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo
May 12, 2020
Minjo dhooqo leh, Marba mid baa la siibaa
May 12, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 12, 2020
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran buu arkaa
May 12, 2020
Marti iyo meydba waa la maquunshaa
May 12, 2020
Marti loo qalay in lala qabay mooddaa
May 12, 2020
Marti nin ka yar iyo muddo maalin ka yar midna lama arag
May 12, 2020
Meelaad madaxdeeda tahay, mijo lagama noqdo
May 12, 2020
Martidu iyadaa kala naxda
May 12, 2020
Mas abur buu dhalaa,aburkuna mas buu dhalaa
May 12, 2020
Matag meel kuguma simo
May 12, 2020
Maxey ka nuugtaa ama ku nuugtaa,dunno iyo naaso midna maleh
May 11, 2020
Meel aadan seexan doonin laguma luloodo
May 11, 2020
Meel Aar ka kacay buu Atoor fadh fadhiistaa
May 11, 2020
Maaweelo ma bogsiiso meel ku bugta
May 11, 2020
Meeshaad ku qoydid baa lagu qallajistaa
May 11, 2020
Miro geed saaran, kuwo guntida kuugu jira looma qubo
May 11, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 11, 2020
Minin hadaad gasho meelo deydey lama noqdo
May 11, 2020
Miro gunti ku jira miro geed saaran looma daadsho
May 11, 2020
Muddici markhaati leh ayaan maankey ka waayey
May 11, 2020
Mukulaal minankeeda joogta mici libaax bey leedahay
May 11, 2020
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta
May 11, 2020
Muruqa laba suulle ninba si ku ah
May 11, 2020
Musqul nin galey muraad buu leeyahay
May 11, 2020
Nasasho wacan and thanks for sharing
May 11, 2020
Luuq luuq marow laasim laamigas imaahaa
May 11, 2020
Luqun dheeraatey madax ma dhaafto
May 11, 2020
Lugtii jeeniga dhaaftaa wey jabtaa
May 11, 2020
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jir ku weydey
May 11, 2020
Libaax nin ganey iyo nin galadeyba og
May 11, 2020
Libaax nimaan aqoon baa lax ka ridta
May 10, 2020
Libaax aan dhiig dhadhamin habeen ma ciyo
May 10, 2020
Leyligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa
May 10, 2020
Laxi shilalkey is dhigtaa lagu gowracaa
May 10, 2020
Lax gawracan maqaarsiib kuma xanuunsato
May 10, 2020
Lama huraan waa cawska jiilaal
May 10, 2020
Lama gano falaartii kugu soo noqon doonta
May 10, 2020
Lafo geel iyagaa la isku jabshaa
May 10, 2020
Laf jabtey sideedii ma noqoto
May 10, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 10, 2020
Lacagina lacag bey dhashaa injirina qindhicil
May 10, 2020
Labo qaawan isma qaado
May 10, 2020
Labadii xaqdaro ku heshiisa xaqey ku diriraan
May 10, 2020
Labo bukta is ma baaniso
May 10, 2020
Labadii qeyrin ku qeybsatey biseyl iskuma cawrido
May 10, 2020
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa
May 10, 2020
Laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa,laba u la
May 10, 2020
Labo qaawan isma qaaddo
May 10, 2020
Labo leyskuma daro: Bidaar iyo Timo,baryo iyo ad/adeyg
May 10, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 10, 2020
Laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo
May 10, 2020
La jiifiyaana bannaan,la joojiyaana bannaan
May 09, 2020
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa
May 09, 2020
Kolka weylaha la helo ayaa lo'dana la maalaa
May 09, 2020
Kitaab meel aan lagu fasireyn laguma furo
May 09, 2020
Kitaaab gurigiisa loo diidey sayax Illaah baa badey
May 09, 2020
Kibirow kab iga xoor faanawna far iga jabi
May 09, 2020
Kibir waxuu kaa saaraa hadhka meelse Kuma geeyo
May 09, 2020
Kibir waa lagu kufaa
May 09, 2020
Kelyo nimaan laheyn bey kaadi dishaa
May 09, 2020
Karis xun iyana ku wax la
May 09, 2020
Kabo xume ma haree kabo laawaa hara
May 09, 2020
Jinni, ninkii keenaa bixiya
May 09, 2020
Jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis
May 09, 2020
Jaceyl biri kaama goyso biyana kaama meyraan
May 09, 2020
Ishaadu waa kula da' dhegtaaduna wey kaa da' weyn tahay
May 09, 2020
Fariin from HW Mahadsanid
May 09, 2020
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa,iyana haadintey barataa.
May 08, 2020
Isu qabe aan loo qabin
May 08, 2020
Isma og aqalkii bey asleysaa
May 08, 2020
Isma hubsato arooskeeda ka mashraxdaa
May 08, 2020
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa
May 08, 2020
Ishaadaa kuu macalin ah
May 08, 2020
Irrid af ma daboolo ee ood baa daboosha
May 08, 2020
Intii orod jirey, kuftinna wey jirtey
May 08, 2020
Intaadan falin ka fiirso
May 08, 2020
Inta jiilaal loo adkeysto,jir looma adkeysto
May 08, 2020
Indho is jecel isma eegi karaan
May 08, 2020
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa,iyana hufkiyo haadiskey barataa
May 08, 2020
Hubsiimo hal baa la siistaa
May 07, 2020
Hurdo habar ma koriso
May 07, 2020
Fariin from HW, Mahadsanid
May 07, 2020
Hurdo cagahey ka bilaawataa
May 07, 2020
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dilaacaa
May 07, 2020
Hooyadii ka guur habaryartii Kuma nagaado
May 07, 2020
Hilaac biyohiisuu muujiyaa
May 07, 2020
Hilib hal dukhsi ayaa qurmiya
May 07, 2020
Hilib beer laga doorey waa weyd
May 07, 2020
Heesta geelu waa kala horeysaa
May 07, 2020
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaaro
May 07, 2020
Hawli jid caddeysey
May 07, 2020
Hasha naasa adag Iyo weedha maxaa kulmiyey
May 07, 2020
Harag sagaaro iiga kac ma hee iiga durug ma leh
May 07, 2020
Hanqaraarac lug uma dhutiyo
May 07, 2020
Fariin from HW, Mahadsanid
May 07, 2020
Hal libax arkeysaa ma godlato
May 07, 2020
Hal diideysaa geed ay ku xoqoto ma weyso
May 07, 2020
Haddii aad dhimaneyso dhareerkaa leyska duwaa
May 07, 2020
Haddii lagu sheego waa leys sheelaa, haddii lagu sheelana waa leys sheegaa
May 07, 2020
Haddii deg degsiinyo door dhalo raagsiinyahuna kiish lacaguu dhalaa
May 07, 2020
Haddii aan la kala roonaan roob ma da'o
May 06, 2020
Hadey tubaako faa'iido leedahay reer hebel baa liqi laheyd
May 06, 2020
Hadaan sacabka xeeli ku jirin, maxaa habeenkii loo tumaa
May 06, 2020
Hadaad tagto meel lagu il la'yahay ishaa la iska tuuraa
May 06, 2020
Hadad been sheegeyso been run u eg sheeg
May 06, 2020
Fariin from HW
May 06, 2020
Hadba sidii loo jabaa loo dhutiyaa
May 06, 2020
Hadey fooli timaado gudo qarsiimo reeban
May 06, 2020
Hadalku intuu uurkaagu ku jiro ayuu amaanadaada yahay
May 06, 2020
Hadalka wanaagsani waa sadaqo
May 06, 2020
Hadal waayeel waa guudmar
May 06, 2020
Hadal waa dheh iyo dhageyso
May 06, 2020
Hadal nin si u yiri ninna si u qaadey
May 06, 2020
Hadal waa margi
May 06, 2020
Hadal nin badiyeyna ma dhameyn, nin yareeyeyna waxba kama tegin
May 06, 2020
Fariin from HW
May 06, 2020
Hadal iyo hablaba duco la'aan bey tarmaan
May 06, 2020
Hadal badani haan ma buuxsho
May 06, 2020
Habeenkii hoos baa loo hadlaa,maalintiina hareerahaa leyska eegaa
May 06, 2020
Habar fadhida legdin wax uga fudud
May 05, 2020
Habar dhali weydey aleelo ku waalatey
May 05, 2020
Habaar waalid ma haro
May 05, 2020
Haani guntey ka tolantaa
May 05, 2020
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey
May 05, 2020
Guur marka hore waa sin dhuuban yahay,marka dambese waa sin balaaran yahay
May 05, 2020
Gurbaan garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa ha kuu hayo
May 05, 2020
Fariin from HW
May 05, 2020
Gudineey ima gooyseen,haddaan barkey kugu jirin
May 05, 2020
Gorgortan saxiib iyo walaal toona ma yaqaano
May 05, 2020
Gorayo la hubsayoo haad bey noqotey
May 05, 2020
God mar ku asturey xumaantiisa lama sheeg sheego
May 05, 2020
God hadimo ha qodin, haddaad qodana ha dheereyn, ku dhici doontidaa ma ogide
May 05, 2020
Gobanimo waa joome
May 05, 2020
Geesi allahey ma xilo
May 05, 2020
Gees lo'aad kuleylkaa lagu gooyaa
May 05, 2020
Geeri nimaadan aqoon iyo geeljirey ku wanaagsan tahay
May 05, 2020
Fariin from HW
May 05, 2020
Geelow geed walba daaqdaye,markaad ciin daaqdaa laguu yaabaa
May 05, 2020
Geeljire,geela waa wada jiraan,waana kala jiraa
May 05, 2020
Geel jire asigooy ushu u go'antahay ayuu xaggeen ka goostaa ku yiraah
May 05, 2020
Geel Indho kuul maxuus ka kasaa
May 04, 2020
Geel labo jir soo wada mar
May 04, 2020
Geed walba in gubtaa wey hoostaal
May 04, 2020
Geel caruuri qaadey ma foga
May 04, 2020
Gari ilaahey bey taqaan
May 04, 2020
Gari laba nin kama wada qosliso
May 04, 2020
Gardarro looma garbo yeelo
May 04, 2020
Gar waa loo wada islaam
May 04, 2020
Gar dabadeed gunuunuc baan nacay
May 04, 2020
Gardaraale ma guuleysto
May 04, 2020
Gadal gadal geed looma koro
May 04, 2020
Gacmo wada jirbey wax ku goyn karaan
May 04, 2020
Fariin from HW
May 04, 2020
Gacantii aadan goyn karin , waa lashumiyaa
May 04, 2020
Gacataadu hadey dhudhub gasho ,lagama dhuftee waa laga dhirindhiriyaa
May 04, 2020
Gabari waa meel xun joog
May 04, 2020
Gabar nin dhali karaa dhaqi kara
May 04, 2020
Gaalka dil gartiisana sii
May 04, 2020
Fuley wax ka qoryo badan
May 03, 2020
Fuley wax ka wadne weyn
May 03, 2020
Fuley hooyadii ma gablanto
May 03, 2020
Faruurow maxaa berbera ku geeyey ? Dee faduul
May 03, 2020
Farsamo xumo,futada cankeedey ku goysaa
May 03, 2020
Fariin from HW
May 03, 2020
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta
May 03, 2020
Farahii dufan leh ayaa wax duuga
May 03, 2020
Fardaha dheereeya fagaarahey isku arkaan
May 03, 2020
Faras aadan laheyn fuulistiisa futo xanuunbaa laga qaadaa
May 03, 2020
Far keliya fool ma dhaqdo
May 03, 2020
Far iyo meel bugtaa is og
May 03, 2020
Far bugtaa, faro ka dheer
May 03, 2020
Falaartii cirka loo ganey cid kastooy filo
May 03, 2020
Falaari gilgilasho kaagama godo
May 03, 2020
Faanoole fari kama qodna
May 03, 2020
Ey is cuneysa waraabe Iskama celiso
May 02, 2020
Errey nimaan dhaafin odey ma dhalin
May 02, 2020
Durduro waxarood qodax bey Kula gashaa
May 02, 2020
Fariin from HW
May 02, 2020
Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa, runa waa lagu dhaqaa
May 02, 2020
Dumar yaryareysi ma leh
May 02, 2020
Dumaal nin ka xishoodey kama ilmo dhalo
May 02, 2020
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga
May 02, 2020
Dukhsi biyo ku dabaal bartey fuud buu ku bakhtiyaa
May 02, 2020
Doqontu hadalkey dib u gocotaa
May 02, 2020
Doqontu afka xanbey ku sidataa,ishana xil
May 02, 2020
Doqoni meeshii la isku dirirey unbey ogeyd,meeshii lagu heshiiyeyse ma oga
May 02, 2020
Doqon calaf ma leh
May 02, 2020
Doqon sokeeye ma aha
May 02, 2020
Doqon Iyo habeen unbaa madow
May 02, 2020
Fariin from HW
May 02, 2020
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan
May 01, 2020
Doqon dib bey wax ka garataa
May 01, 2020
Dooro xaarka wey wada cuntaa, af tirtirashadeyse isku dhaantaa
May 01, 2020
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto
May 01, 2020
Dooro hadey hal waddo iyo hadey toban waddo kurug kurug ma deyso
May 01, 2020
Doc ka yeer iyo dameerkuba daankaa la jebiyaa
May 01, 2020
Dixrigu ama Duqsigu dantiisuu qurunka ugu jiraa
May 01, 2020
Dib u gurasho dib bey kuu dhigtaa
May 01, 2020
Dhuumashada dhabarku muuqdo dhuumasho ma aha
May 01, 2020
Dhurwaabaa waxaa lagu yiri foolxumidaa, markaasuu waxuu yiri walaalkey weerana ma aragteen
May 01, 2020
Dhurwaa la tegis bartey ka dhigistu waa ku ceeb
May 01, 2020
Fariin from HW
May 01, 2020
Dhillo intaadan dhillo oran bey dhillo ku tiraahdaa
May 01, 2020
Dhilaa la waaniyey markaasey waxey tiri ii dhaqsada rag baa isugayee
May 01, 2020
Dhiil maran dhiil buuxdo laguma dhufto
May 01, 2020
Dhicisku inta mindida loo soo siduu bakhtiyaa
Apr 30, 2020
Dhib lagula qabo dhib ma aha
Apr 30, 2020
Dheriga karka maxaa ka keeney? Kuleel weeye
Apr 30, 2020
Dheg wax xun maqleysaa wax wacan ma weriso
Apr 30, 2020
Dheerow iyo gaabow ayaa jiree, dhuubow ma jiro
Apr 30, 2020
Dhaxal goroyo dhebed baa leh
Apr 30, 2020
Fariin from HW
Apr 30, 2020
Dhado roob noqon weydey
Apr 30, 2020
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo
Apr 30, 2020
Dhalinyaro dhubuq dhubuq hore dhaban heys danbey leedahay
Apr 30, 2020
Dhaliili dhaban bey ku taal
Apr 30, 2020
Dhagax tuujin Iyo taabasho waa isugu mid
Apr 30, 2020
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa,hadalna meel dheer
Apr 30, 2020
Dhabada yari dhabada weyn bey kugu ridaa
Apr 30, 2020
Deriskaaga marna ku dayo marna ku diin
Apr 30, 2020
Dawaco meeshey macal idood ku baratey,macaluul ugu baqtisaa
Apr 30, 2020
Welcome to Haji Warsame Academy
Apr 30, 2020
Dantii mooge maro duug ah ka liitee
Apr 30, 2020
Dantaada iyo madaxaagaba midna lagama boodo
Apr 30, 2020
Dantaada maqaar eybaa loogu seexdaa
Apr 30, 2020
Dani waa seeto
Apr 30, 2020
Dan la iskuma naco
Apr 30, 2020
Dameerley dad la xeyr ma aha
Apr 30, 2020
Dameer dhaan raac
Apr 30, 2020
Dagaal wiil Kuma dhashee,wiilbaa ku dhinta
Apr 30, 2020
Dadku hadalkey isku afgartaan xooluhuna urta
Apr 29, 2020
Dad waxaa yaqaana nin tuugey iyo nin u taliyey
Apr 29, 2020
Dad waxaa ugu muran badan jaxar iyo jaahil
Apr 29, 2020
Dad waxaa ugu liita ma tashade ma toshe iyo ma tashiishe
Apr 29, 2020
Dadkaa badan iyo biyo kaa badanba wey ku harqiyaan
Apr 29, 2020
Dad iyo weel godanba waa la badsadaa
Apr 29, 2020
Fariin from HW
Apr 29, 2020
Dawaco duul-duul badan af libaaxeey dalaq tiraah
Apr 29, 2020
Dacartuba mar bey malab dhashaa
Apr 29, 2020
Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa
Apr 29, 2020
Dabeecaddu diinta waa ka bar
Apr 29, 2020
Dabeecad xumo dad kaa saartey
Apr 29, 2020
Dab aan kuleelkiisa la arag, dambaskiisa lagama leexdo
Apr 29, 2020
Dab munaafiq shidey baa duul dhan guba
Apr 29, 2020
Dab aan ku gubin kuleelkiisa ma ogid
Apr 29, 2020
Fariin from HW
Apr 29, 2020
Daacadi ma hungowdo
Apr 29, 2020
Cuntadaan gacantaada ku jirin Iyo afkaaga waa kala raagaan
Apr 29, 2020
Culimo dad u eki bey kugu dishaa,abeesana dhul u eki
Apr 29, 2020
Colka waraf ma lagu dayey
Apr 29, 2020
Col ku galey cabsi kugu reeb
Apr 29, 2020
Col Iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa
Apr 29, 2020
Col hortii baa hub la sameystaa
Apr 29, 2020
Cimrigaada oo dheeraada geel dhalaayana waa ku tusaa
Apr 29, 2020
Ciirtaa dhamaa, ceebtaa yaqaan
Apr 29, 2020
Caruurtinimo waa ciil laga weynaado
Apr 29, 2020
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa , cid Kula talisase wax yar
Apr 29, 2020
Fariin from HW
Apr 28, 2020
Ceeb looma dhinto, caro lalama qarxo,ceyna looma dhaawacmo
Apr 28, 2020
Ceesaan ninkii weydiinteeda kugu dhiba,kaxeynteedaa lagu dhibaa
Apr 28, 2020
Casarkii waxii kugu dhacaa cishihii lagugu caayaa
Apr 28, 2020
Caruur gaalana ma aha Muslina ma aha ee waa kii lagu daraa
Apr 28, 2020
Carruurey ceyntaa ba'dey
Apr 28, 2020
Carab lo'aad cows looma tilmaamo
Apr 28, 2020
Caqli : Dugaag sankuu ka galey,Xoolo,sankuu ka galey,Rag,xabadkuu ka galey Naago, indhahuu ka galey
Apr 28, 2020
Caqli gaaliyo Indho quraanjo lama arko
Apr 28, 2020
Fariin from HW
Apr 27, 2020
Canjeero sidey u kala koreysaa loo cunaa
Apr 27, 2020
Canbe laf baa ku jirta
Apr 27, 2020
Caro walaal waa la bariyaa
Apr 27, 2020
Cadowgaa looma taahee,tunka ku adkey
Apr 27, 2020
Boqol sano oo dawlad xuma ah , hal habeen oo dowlad la'aan ah baa ka xun
Apr 27, 2020
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciya
Apr 27, 2020
Biyo meel godan bey isugu tagaan
Apr 27, 2020
Biyohaan fiiqsi loo liqin, Iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahey wax yeelaan
Apr 27, 2020
Beer wax dhalow ba'
Apr 27, 2020
Baqal fardo la miratey dhigood bey ismoodaa
Apr 27, 2020
Bililiqo doon waa nabad diid
Apr 27, 2020
Bidaari sibiq bey kugu gashaa
Apr 27, 2020
Belo markey adiga kaa maqan tahay, qeyrkaa bey ku maqan tahay
Apr 27, 2020
Balaayo guurbey ku tiraahdaa ama guurso
Apr 27, 2020
Beentaada hore runtaada dambey u daran tahay
Apr 27, 2020
Beeni raad ma leh
Apr 27, 2020
Fariin from HW
Apr 27, 2020
Been fakatey runi magaarto
Apr 27, 2020
Been doode been buu dhaartaa
Apr 27, 2020
Bowdo rag, maalinba midbaa qaawan
Apr 27, 2020
Baryo badan Iyo bukaan badan waa la isku nacaa
Apr 27, 2020
Fariin from HW
Apr 27, 2020
Baruur quruntey baa baruuro qurmisa
Apr 27, 2020
Bartii yaqaan, bari uma korodho
Apr 27, 2020
Barasho horteed ha I nicin
Apr 27, 2020
Banaankiis mare maradiisa geed ma qabsato
Apr 27, 2020
Balaayo buulkaagaa laga galaa
Apr 27, 2020
Balaayo madax la qabtey leedahaye minjo la qabto ma laha
Apr 27, 2020
Fariin from Haji Warsame: Bar ama baro hal maahmaah maalin kasta mahadsanidiin
Apr 26, 2020
Awr awr wado Iyo nin naagi wado midna kaama leexdaan
Apr 26, 2020
Arin waa mid kugu soo boodiyo, mid kugu baridey
Apr 26, 2020
Arin aan sidii futo riyaad la feydin,ma fayoobaato
Apr 26, 2020
Amaano kugu raagtey in aad leedahay baadi ismoodaa
Apr 26, 2020
Amaano cirkaa diidaay,oo dhulkaa diidaay,oo aadmi baa qaatey
Apr 26, 2020
Alle aamin ma iisho
Apr 26, 2020
Aan wada hadalno waa aan heshiino.
Apr 26, 2020
Afkii dab yiri ma guban
Apr 25, 2020
Aroos lagama raago,lagumana raago
Apr 25, 2020
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh
Apr 25, 2020
Aqoon xumo abaar ka daran
Apr 25, 2020
Aqoon la'aani waa iftiin la'aan
Apr 25, 2020
Aqal libaax lafo lagama waayo
Apr 25, 2020
Af wax cuney xishoo
Apr 25, 2020
Baddu waa isku dhadhan
Apr 25, 2020
Baadi nimaan laheyn bey ag joogtaa
Apr 25, 2020
Ama afeef hire lahow ama adkeysi dambe
Apr 25, 2020
Afkii dab Yiri ma guban
Apr 25, 2020
Afxumo nabad way kaa kaxeysaa colaadna waxba kaagama tarto
Apr 25, 2020
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin
Apr 25, 2020
Af macaan gacan macaan baa dhaanta
Apr 24, 2020
Af daboolan daha dahab weeye
Apr 24, 2020
Af aanad laheyn ileen aamus lama yiraahdo
Apr 24, 2020
Af jooga looma adeego
Apr 24, 2020
Af aanad laheyn ileen aamus lama yiraahdo
Apr 23, 2020
Abuuris Iyo Waano , Abuuris baa horeysey
Apr 23, 2020
Abkeey dooli diloow,dad nool Maas u daahaa
Apr 23, 2020
Haji Warsame Academy - House of Wisdom (Trailer)
Apr 23, 2020
Abaal dad galaa badan,dad gudaase yar
Apr 23, 2020
Aan wada hadalno waa aan heshiino
Apr 23, 2020
Intro Haji Warsame Academy
Apr 23, 2020