Ladnaan Podcast

By Fatumo & Sagal

Listen to a podcast, please open Podcast Republic app. Available on Google Play Store and Apple App Store.

Image by Fatumo & Sagal

Category: Parenting

Open in Apple Podcasts


Open RSS feed


Open Website


Rate for this podcast

Subscribers: 0
Reviews: 0
Episodes: 74

Description

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast


Episode Date
#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado
May 18, 2026
# 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska
Feb 15, 2026
#71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA)
Dec 21, 2025
# 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid
Nov 14, 2025
# 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga
Sep 30, 2025
# 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska
Sep 30, 2025
#67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay
Aug 17, 2025
# 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska
May 27, 2025
# 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka
Apr 14, 2025
# 64: Hadafkeena bisha Ramadaan
Feb 09, 2025
# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?
Jan 18, 2025
# 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda
Dec 30, 2024
# 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh
Nov 17, 2024
# 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh
Sep 23, 2024
# 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe
Sep 01, 2024
#58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse
Aug 18, 2024
#57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska
Jun 11, 2024
#56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.
May 19, 2024
#55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka
Apr 21, 2024
# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa
Feb 26, 2024
# 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka
Feb 18, 2024
# 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.
Nov 15, 2023
#51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka
Oct 15, 2023
# 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan?
Sep 10, 2023
# 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada
Aug 20, 2023
# 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan
Jul 07, 2023
# 47: Xusuus wanaagsan la samee caruurtaada
Jun 11, 2023
# 46: Daryeel Bulsho - Wareysi aan la yeelanay Qoraaga Abdukadir A. Mursal
May 21, 2023
# 45: Bisha Ramadan iyo sidaan u kobcin lahayn qoyska
Mar 19, 2023
#44: Waa maxay Burn-out? Sideena looga hortagi karaa?
Mar 04, 2023
#43: Sideed tahay adiga waalidka ah ee caruurta yar-yar haysta?
Jan 22, 2023
# 42: Sideen caruurteena uga badbaadinaa shaashada & aaladaha elektorooniga?
Jan 02, 2023
#41: Part 3-Marxaladaha horumarinta caruurta jirta 4-5 jir
Dec 04, 2022
#40: Part 2: Marxaladaha Horumarka Koriinka Caruurta 1-3 jir
Nov 13, 2022
#39: Marxaladaha Horumarka Koriinka Carruurta, 1-3 sano jir- Part 1
Oct 31, 2022
#38: Sideen u jecleysiinaa caruurteena iskuulka
Sep 12, 2022
# 37: Sidaan caruurta ugu diyaarin leheen iskuul sanadeedka
Aug 20, 2022
# 36: Wareysi Luul oo ah social worker/social sekreterare
Jul 10, 2022
Special episode: Guur & Gayaan
Jun 22, 2022
# 35: Wareysi aan la yeelanay Kaltun - kobcinta iyo koriinka caruurta da'da yar
May 31, 2022
#34: Aasaaska waalidnimada
May 08, 2022
# 33: Dhalinyarada iyo guurka - ma u baahan nahay inaan hagno?
Feb 15, 2022
#32: Dowrka waalidka uu ka cayaaro qayimka iyo mabda'a dhalinyarada
Jan 29, 2022
#31: Sideen ugu diyaarinaa nolosha ubadkeena dhalinyarada ah?
Jan 09, 2022
#30: Maxaynu ka faa'iideysanay xalqadihii lasoo dhaafay?
Dec 26, 2021
#29: Part 2 - Maandhaye & Maandhaqe - daaweynta & ka hortaga cudurada dhimirka iyo nafsiga
Nov 28, 2021
# 28: Part 1: Maan dhaye iyo maan dhaqe, maxaad ka taqaanaa? Dhageyso wareysiga aan la yeelanay Hanna
Nov 14, 2021
#27: Dhalinyarada iyo caafimaadka maanka – wareysi aan la yeelanay Asma Dhamac
Oct 24, 2021
#26: Ubadku waa Amaano - dhageyso wareysiga aan la yeelanay Afrah Adan
Oct 10, 2021
#25: Isku xirnaanta waalidka iyo cunugiisa qaangaarka ah - Attachment between parent and adolescent
Sep 27, 2021
#24: Maxaa keenay isbedelka cunugeyga - Me and My teenage
Sep 05, 2021
#23: Sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast - Celebrating 1-year anniversary
Aug 17, 2021
#22: Sideen u fahamnaa caruurteena da'da qaangaarkaarka ku socota? Understanding children in middle years
Jul 18, 2021
#21: Talooyin ay nala wadaageen waalidka keligii caruurtiisa korsanaya - Advices from single parents
Jun 27, 2021
#20: Maxaa caawin kara waalidka ilmaha keligii korinaya?
Jun 06, 2021
#19: Kalgacaylka iyo xiriirka labada waalid
May 16, 2021
#18: Kobcinta qoyska ee bisha barkeeysan ee Ramadan
Apr 05, 2021
#17: Hooyo is daryeel si aad u daryeesho dadka mas'uuliyada kaa saaran - Mother take care of yourself
Mar 21, 2021
#16: Hooyadu waa lama huraan
Mar 07, 2021
#15: Maxaa keenaya in caruurta ay adeega bulshada ka qaadato waalidkooda?
Feb 21, 2021
#14: Wareysi hooyo Soomaaliyeed - An interview with a Somali mother
Feb 07, 2021
#13: Waalidnimada iyo qurbaha - Parenting in diaspora
Jan 23, 2021
#12: Hababka tarbiyada qeybta 1-aad - Parenting styles
Jan 10, 2021
#11: Ma jeclaan lahayd inaad habdhaqankaaga wax ka badasho?
Dec 27, 2020
#10: Gunaanad, Su'aalo iyo Jawaabo - A summary from previous episodes and Q & A
Dec 13, 2020
#09: Qeybta 2-aad - Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?
Nov 28, 2020
#08: Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?
Nov 15, 2020
#07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child
Oct 25, 2020
#06: Sidee ayuu caafimaadka hooyada u saameeya ilmaha caloosha ku jira? Mother’s health and its effect on the fetus
Oct 11, 2020
#05: Waxaan ka jawaabeynaa su'aalo ka timid dhagaystayaasheena - Questions from our listeners
Sep 27, 2020
#4: Dowrkee buu jaceylka ka cayaaraa waalidnimada? - What has love to do with parenting?
Sep 13, 2020
#3: Aasaaska tarbiyada - the fundemantal of parenting
Aug 30, 2020
#2: Waalidnimada ma xirfad la bartaa mise waa mid aan ku dhalanay?
Aug 17, 2020
Introduction Ladnaan Podcast
Jul 28, 2020