Meehaal Podcast

By Bilal Mustafe

Listen to a podcast, please open Podcast Republic app. Available on Google Play Store and Apple App Store.

Image by Bilal Mustafe

Category: Society & Culture

Open in Apple Podcasts


Open RSS feed


Open Website


Rate for this podcast

Subscribers: 0
Reviews: 0
Episodes: 5

Description

Meehaal, Waa Podcast aqooneed isu taagay sidii uu qaadhaan ugu darsan lahaa koboca wacyi ee bulsho. Bahda Meehaal Podcast iyo martideeduba waxa ay idiin soo tebindoonaan fikrado -Meehaallo- hogatusaalaynaya waaxo badan oo taabanaya nolosheenna, kuguna dhiiri galinaya arimo badan, kaana reebaya fikrado togan, iyaga oo kugu biirinaya fikrado toolmoon. Waxa aannu u filaynnaa dhegaystayaashayada xurmada leh, in barnaamijka Meehaal uu culi doono garaadkooda.

Episode Date
Raali galinta dadka | Amaal haybe | Meehaal Podcast
Apr 02, 2024
Waa maxay Feminism ku | Abdifatax Sh/samater | Meehaal Podcast
Mar 21, 2024
Sidee loo gaadhaa horumar | Mohamud Subagle - Abucubayda | Meehaal Podcast
Mar 04, 2024
Sideen Ku Bartaa Luuqadaha | Mohamed Baashe | Meehaal Podcast
Nov 28, 2023
Hordhaca Meehaal Podcast | Trailer
Mar 23, 2023