Listen to a podcast, please open Podcast Republic app. Available on Google Play Store and Apple App Store.
Waxaa bilowday Podcast Cusub oo Aan ugu Magac bixinay Qorshaha Nolosha ..
Si,guud Ujeedada iyo Hadafka Barnaamijkaani Waxaan rabnaa inaan dhisno ,
Bulsho Fahansan Qorshaheeda Nololeed Si,aan Uga badbaadno Qorxumo Haysata dadkeena taas oo keenta Guuldarooyin waa wayn oo ku yimaada Maaraynta nolosha
iyo Habdhaqanka'
Barnaamijka waxaa daadihinaya Ustaad Ali Mohamed Jama
| Episode | Date |
|---|---|
|
QORSHAHA NOLOSHA
|
Jan 04, 2024 |
|
QORSHAHA NOLOSHA
|
Jan 04, 2024 |
|
QORSHAHA NOLOSHA
|
Dec 27, 2023 |